cancel
Showing results for 
Search instead for 
Did you mean: 

Original topic:

Hello Fried

(Topic created on: 10-26-2020 08:39 AM)
54 Views
ElmiGurhan143
Beginner Level 5
Options
Tablets
Maalmuhu waxay ku tusaan hab-ugaadhsi cusub, habeenkuna wuxuu ku siiyaa tamar aad ku ugaadhsi tagto. Habeenkii seexo, si aad tamartaa uga hesho, maalintiina dedaal si aad u noqoto ugaadhsadaha ugu wanaagsan. ( sirta habeenku maaha shaqo, ee waa hurdo! Sirta maalintu maaha hurdo, ee waa shaqo )

image


0 Comments